|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiyaha xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Xuska Maalinta Qarannimada Jsl Iyo Colaada Kasoo Cusboonaatay Ceel Afwayn.
May 17, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga wadani cabdiraxmaan cirro ayaa ka hadlay xaalada xanuunka coronavirus oo somailand ku faafaya isagoo soo jeediyay talooyin muhiim oo uu ugudida ugu baaqay In ay ku daraan wacyigalinteeda Sidoo kale gudoomiye cirro ayaa ka hadlay colaad kasoo cusboonaatay deegaanka ceel afwayn oo uu udiray fariin damqasho leh. Dhanka kale gudoomiye cirro ayaa ka hadlay xuska maalinta qarannimada Somaliland oo ku beegay 18may balse aan la awoodin in la xuso xanuunka coronavirus HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Xilka Aan Anigu Hayaa Waxa Weeye Ka Madaxweynuhu Ii Magacaabay Ee Dastuuriga Ah Waiirka Madaxtooyad... SAWIRRO Muujinaya Kulamo Dhexmaray Turkiga iyo Qaarkamida Madaxdhaqameedka Somaliland Oo La Helay+Do... Daawo:Muxuu Ka Yidhi Gudoomiyaha Golaha Guurtidu Doorashada Somaliya Iyo Saamaynta ay Somaliland Ku ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|