DAAWO;-Gudida Ka Hortaga Covid19 Oo Ka War-bixiyay Deeqaha Maaliyadeed Iyo Kuwa Agab Ee Soo Gaadhay +Sida Ay Uqorsheeyeen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudida Ka Hortaga Covid19 Oo Ka War-bixiyay Deeqaha Maaliyadeed Iyo Kuwa Agab Ee Soo Gaadhay +Sida Ay Uqorsheeyeen.
May 30, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W.N)Gudida ka hortaga xanuunka coronavirus ee heer qaran oo uu gudoomiye uyahay madaxwayne kuxigeenka jsl ayaa faah faahin ka bixiyay dhaqaalaha iyo agabka cafimaad ee soo gaadhay gudida mudadii ay shaqaynaysay.

Sidoo kale gudida ayaa soo bandhigay sida au qorsheeyeen iyo dhaqaalihii soo gaadhay iyo agabka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS