|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Garyaqaan Mubaarik Aar Oo Ka Digay Qorshe Xukuumadu Doonayso In Ay Kula Wareegto Qaarkamid Ah Dugsiyada Gaarka Loo Leeyahay.
May 13, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Garyaqaan Mubaarik Aar ayaa ka hadlay Xaqiiqada Eeda Ay Xukuumadu ku eedaynayso in Dugsiyada gaarka ahi ay ardayda iskugu yeedheen in ay imtixaan ka qaadaan taasi oo lagu eedeeyay dugsiyadan in ay jabiyeen Go,aankii xukuumada ee ka hortaga xanuunka coronavirus Garyaqaan mubaarik aar ayaa sheegay in dugsiyadu aanay Ardayda iskugu yeedhin wax intixaan ahna aanay ka qaaday Balse ay waalidiinta kala hadlayeen casharadii ay ardaydu Online ku qaadanayeen iyo sidii ardayda waalidkooda loogu Dhiibi lahaa extam ay kaga soo shaqeeyaan guryahooda basle Wakhtigan xukuumadu doonayso in ay si kale uga faa,iidaystaan Dhanka akle garyaqaan mubaarik ayaa ka digay in xukuumadu Isku daydo in ay dugsiyada gaarka la wareegto taasi oo ay ka Dhalan karto cawaaqib xumo baahsani HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:“Diblumaasiyadda Cusubi Wax kasta Jawaab Umay Haynin, Laakiin Waxa ay Noqotay Taayir Gaadhsiiyey Isb... Madaxweyne Bartay Dhaqaalaha Waxa Ku Kelifey Ka Talo-bixinteeda In Uu U Diro Dad Aan Ehel U Ahayn, W... Shacabka Oo Isha Ku Haya Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga WADDANI Oo La Filayo Dhammaadka Bishan COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|