DAAWO;-Dr Gaboose Oo Si Kulul Uga Jawaabay Eedo Uga Yimid Madaxwayne Biixi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dr Gaboose Oo Si Kulul Uga Jawaabay Eedo Uga Yimid Madaxwayne Biixi.
May 3, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)Dr gaboose ayaa sikulul uga jawaabay eedo raqiis ah oo kula dhul dhacay isagoo ku eedeeyay in uu isagii dadka kala taliyanayay caafimaadku uu shaqaalihiisii isku keenay

Dr gaboose ayaa sheegay in madaxwaynaha ay kusoo rideen dad ay isku beel yihiin isaga oo ilaa xalay baraha bulshada wareejinayay sawirkiisa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS