Xukuumada Somaliland Oo Uu Soo Gaadhay Mishiin Lagu Shay Baadhayay Coronavirus Iyo Ku Caawisay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Uu Soo Gaadhay Mishiin Lagu Shay Baadhayay Coronavirus Iyo Ku Caawisay!
April 12, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada caafimaadka somaliland oo ay weheliyaan xubno katirsan gudida ka hortaga coronavirus ayaa haayada who kala wareegay mishiinta lagu shaybaadhayo Xanuunka coronavirus

Waxaana munaasibada xukuumada loogu wareejiyaynay qalabka caafimaadka ha hadlay masuul ka socday haayada caafimaadka aduunka ee WHO.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS