|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Xayiraada Dalka Sucuudiga Ka Qaaday Xoolaha Somalida Iyo Tirada Xoolaha Ay Dalbadeen Sanadkan.
April 20, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha somaliland siciid sulub ayaa ka hadlay xayiraada dalka sucuudigu ka qaaday xoolaha somalida ee udhoofi jiray Sidoo kale wasiirka ayaa faah faahin kabixiyay tirada xoolaha ay sanadkan dalbadeen dalka sucuudigu iyo maxjarada ay ka kala dhoofayaan Dhanka kale wasiirka siciid sulub ayaa fariin udiray ganacsatada Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Taliye Kuxigeenka Ciidanka Ilaalada Xeebaha Jsl Oo kulan Bada Dusheeda kula Qaatay Wafti Ka Socda Eu... Sirdoonka Maraykanka Oo Lacag Ku Raadinaya Muwaadin Soomaaliyeed Oo Looga Shakiyey Arrimo Argagixiso Xasan Macalin Waa Qof Aan Wacad Iyo Abaal Midna Lahayn, Oo Qabyaaladu Diin U Tahay” Mujaahid Cali Gu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|