Xisbiga Wadani Oo Markale Ka Hadlay Dhulka Buurta Kala Jeexan Ee Ay Isku Haystaan Qoysas Danyar Ah Iyo Madaxwayne Biixi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Wadani Oo Markale Ka Hadlay Dhulka Buurta Kala Jeexan Ee Ay Isku Haystaan Qoysas Danyar Ah Iyo Madaxwayne Biixi.
April 30, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Masuul katirsan xisbiga wadani ayaa siadag uga hadlay muran dhuleed ee udhexeeyay madaxwaynaha somaliland iyo qoysaska danyarta ah ee degan buurta kala jeexan isagoo ugu baaqay in uu sidii axmed siilaanyo yeelo kana waantoobo oohinta maatada iyo hooyooyinka maalinwalba warbaahinta cabashada la taagan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS