“Talaabo Ayaanu Ka Qaadayna Ganacsatada Aan Wali Xidhin Goobaha Ay Bulshadu Ku Kulmaan”Wasiirka Arimaha Gudaha. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Talaabo Ayaanu Ka Qaadayna Ganacsatada Aan Wali Xidhin Goobaha Ay Bulshadu Ku Kulmaan”Wasiirka Arimaha Gudaha.
April 7, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland maxamed kaahin axmed oo kamid ah gudida heer qqaran ee ka hortaga xanuunka coronavirus ayaa sheegay in ay talaabo ka qaadayaan ganacsatada aan wali u hogaansamin awaamiirtii gudida/

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN’;

COMMENTS
LINKS