Midka Mid Ah Madax-qameedka Somaliland Oo Sheegay In Xuukumadu Ku Fashilantay Wada Hadaladii Somaliya! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Midka Mid Ah Madax-qameedka Somaliland Oo Sheegay In Xuukumadu Ku Fashilantay Wada Hadaladii Somaliya!
April 3, 2020 - Written by Editor:

“Xukuumaddu Way Ku Fashalintay Wada Hadalki Soomaaliya Ee Wa In Madaxdhaqameedka Lagu Wareejiyo”Boqor Iimaan

HARGAYSA(W,N)-Boqorka Guud ee Beelaha Gabooye ayaa tageery hadal hore uga soo yeedhay madaxdahqameedka somaliland qaarkamid ah oo sheegay in ay wadahadalada somaliland iyo somaliya qayb ka noqonayaan

Boqor iimaan ayaa sheegay in markii xukuumadihii somliland sodon sano ku fashilmeen hogaaminta dalka ay wakhtigan ka dhaqan ahaan ugalayaan wadahadalka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS