|
|||||
WAJAALE NEWS
“Madax Dhaqameedku Awooda Ay Dalka Ku Leeyihiin Lama Dafiri Karo,Cidiise Xayndaabka Sharciga Ka Gudubta” Xukuumada Jsl.
April 3, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada arimaha dibada Somaliland ayaa ka hadlay dhawaaqo maalmihii udanbeeyay kasoo yeedhay madaxdhaqameedka dalka qaarkood oo sheegay in ay diyaar uyihiin in ay qayb ka noqdaan wadahadalada Somaliland iyo somaliya Xukuumada Somaliland ayaa qirtay awooda madaxdhaqmeedku ku leeyihiin dalka halka ay sijilicsan usheegtay in talaabo laga qaadi doono cidii sharciga dalka ka gudubta HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo:Xisbiga Kulmiye Oo Iska Difaacay Eedaymo Uu Hore Ugu Soo Jeediyay Xisbiga Mucaradka ah Ee Wada... Nuxurka Warsaxafadeed Dawladda Ingiriisku Ka Soo Saartay faa’iidooyinka Somaliland ka Heli Karto Shi... DAAWO ; Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee G/Maroodi Jeex Oo Soo Bandhigay Magacyada Xubno Kamida Shaqaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|