Ganacsatada Dalka Jabuuti Oo Ku Yaboohday Lacago Lagula Tacaalayo Xanuunka Coronavirus. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ganacsatada Dalka Jabuuti Oo Ku Yaboohday Lacago Lagula Tacaalayo Xanuunka Coronavirus.
April 14, 2020 - Written by Editor:

JABUUTI(W,N)-Qaarkamid ah ganacsatada dalka jabuuti ayaa ku yaboohay dhaqaale ay ugu talo galeen in lagula tacaalo xanuunka coronavirus kaasi oo faro baas wakhtigan ku haya dalka jabuuti

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS