Diyaaradaha Dagaalka Ee Dalka Itoobiya Oo Duqaymo Ka Fuliyay Gudaha Soomaaliya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Diyaaradaha Dagaalka Ee Dalka Itoobiya Oo Duqaymo Ka Fuliyay Gudaha Soomaaliya.
April 14, 2020 - Written by Editor:

MUQDISHO(W,N)-Diyaaradaha dagaalka ee dalka itoobiya ayaa duqaymo ka fuliyay gudaha deegaano kamid ah somaliya.

Ciidamada itoobiya ayaa sheegay in ay duqaymahan ku dileen saraakil ururk alshabaab ah

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS