DAAWO;-Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley Oo Shacabka Ka Tacsiyadeeyay Geerida Marxuumad Xil,Cibaado Maax Cilmi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley Oo Shacabka Ka Tacsiyadeeyay Geerida Marxuumad Xil,Cibaado Maax Cilmi.
April 25, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)- Maamulka gobolka gabiley iyo guud ahaan xildhibaanada golaha deegaanka degmada gabiley ayaa dhamabaal tacsi ah udiray qoyskii iyo qaraabadii, shacabka gobolka iyo golaha deegaanka ay ka baxdy marxuumad xildhibaan cibaado maax oo ku geeriyootay dalka ingiriiska oo ay mudo ku xanuunsanaysay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA TACSIDA’;

COMMENTS
LINKS