DAAWO;-Wasaarada Caafimaadka Jsl Oo Ka Hadashay Baadhitaano Lagu Sameeyay Wariye Coldoon. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasaarada Caafimaadka Jsl Oo Ka Hadashay Baadhitaano Lagu Sameeyay Wariye Coldoon.
April 29, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa ka hadashay baadhitaano caafimaad oo lagu sameeyay wariye coldoon oola sheegay in xaaladiisa caafimaad liidato wallow xoog loo buun buuniyay coldoon iyo xaqiiqada xanuunkisa

Agaasimaha guud ayaa ka hadlay baadhitaanka ay ku sameeyeen isagoo sheegay in aanu lahayn calaamadaha coronvirus

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS