|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Suldaan Luuqad Adag Kula Hadlay Madax-dhaqameed Reer Somaliland Ah Oo Uhanqal Taagay Somaliya,Xusuusiyayna Dhibtii Dalkan Loosoo Maray!
April 4, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Suldaan Maxamed Suldaan Axmed (Maxamed Case)Ooo kamid ah madaxqameedka Somaliland ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalo dhawaan kasoo yeedhay qaarkamid ah madax-dhaqameedka Somaliland oo u hanqal taagay somaliya iyo midnimo danbe,farogaliyayna shaqadii xukuumada Shacabka Somaliland u igamadeen. Sdoo kale suldaanka ayaa dadka somaliya uriyaaqaya xusuusiyay dhibtii iyo halgankii loo soo maray Somaliland HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/SQEiKHIX4mE Related posts:Xukuumada Oo Xaska Dabada ka Galisey In ay Ka Jawaabto Gaalaa Baxa Puntland ee Gobolada Bariga Somal... DAAWO; Dhalinyaradii Somaliland Ee Ka Qayb Gashay Tartan Ciyaareedkii Abkhazia Oo Ka Jawaabtay Hanja... “Dee Malaha Nuux Taani Laftiisa In Madaxwaynuhu Uu Bilad Geesi Siiyo Ayay Ahayd”Muj Cali Guray. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|