DAAWO;-Masuuliyiinta DDSI Itoobiya Oo Shaaciyay Qofkii Ugu Horeeyey Ee Laga Helay Coronavirus. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Masuuliyiinta DDSI Itoobiya Oo Shaaciyay Qofkii Ugu Horeeyey Ee Laga Helay Coronavirus.
April 26, 2020 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N)-Wasiirka caafimaadka dawlad deegaana somalida itoobiya ayaa shaaciyay qofkii ugu horeeyay ee laga helo xanuunka coronavirus magaalada jig jiga

Wasiirka caafimaadka ayaa sheegay qofka laga helay halka uu ka kasoo galay dalka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS