|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Markab Sida 890 Koonteenar Oo Badeecado Ugu Jiraan Ganacsatada Somaliland Oo 10 Maalmood Ku Xaniban Dekeda Berbera!
April 9, 2020 - Written by Editor:BERBERA(W,N)- Markab uraraa shirkada BILL Ee maraakiibta wakiilna ay tahay shirkada Oomaar International Company ayaa toban maalmood dekeda berbera ugu xaniban shirkad maamusha dekeda ee DPWORLD oo aan shaacin sobobta ay udiiday in markankan oo ay saran yihiin 890koontiinar oo ay leeyihiin ganacsatafa Reer somaliland. Masuuliyiinta xafiiska ganacsiga ee sofa ayaa ka hadlay xanibaadan ay DP WORLD Saartay markan u rarnaa ganacasada oo ku xaniban marka iyo cida haysata. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo Wasiirkii Hore Ee Wasaradda Maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Samaale Oo Salaadii Ciida Kula Tuka... Maayarkii Degmada Bali-Gubadle Oo Maanta La Soo Gaadhsiiyey Dhaawacyo Culus Iyadoo Loola Soo Cara... “Wax kasta Oo Shacabka Reer Muqdisho Ka Qaldamay Waxa Sabab U ah, Hogaanka Siyaasadeed Ee Umada Hor ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|