|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwayne Geele Oo Ka Hadlay Saamaynta Uu Dalkiisa Ku Yeeshay Xanuunka Coronavirus.
April 14, 2020 - Written by Editor:JABUUTI(W,N)-Dalka Jabuuti ayaa labadii maalmeed ee Udanbeeyay waxaa laga helay kiisaskii ugu badnaa ee dadka qaba xanuunka coronavirus oo si xawli ah ugu faafay iyadoo labadii qof ee ugu horeeyayna Ugeeriyoodeen Cudurkaasi. Madaxwaynaha dalka jabuuti ismaaciil cumar geele ayaa ka hadlay saamaynta cudurkani uu ku yeeshay dalkiisa isagoo shacabka reer jabuuti ugu baaqay in ay uhogaansamaan awaamiirta lagaga hortagayo xanuunka coronavirus. Sidoo kale madaxwayne Geele ayaa bahda caafimaadka iyo ciidamada qalabka sida eek ala duwan ku bogaadiyay sida ay heegan ugu yihiin hawlaha qaran iyo daryeelka shacabkooda HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO: "Beelaha Ku Dagaalamaya Ceel-afwayn Cuduud Ciidan Iyo Xoog Ayaanu Ku Xalin Doonaa"Wasiir Maxa... Madaxweynaha Jsl Oo Deegaanka Garabis Ka Gaybgalay Munaasibad Lagu Daahfuray Ururka Geelayaasha. Haddii Musharax Sacad Muuse Ah la Doonayo,Anigaa Musharax ah ee Ninka I reebayow kaalay,MUJ Cali Gur... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|