DAAWO;-Maayarka Magaalada Muqdisho Oo Sheegay In Ay Jiraan Dad Badan Oo Udhintay Coronavirus Oo Aan Cidi Ogayn. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayarka Magaalada Muqdisho Oo Sheegay In Ay Jiraan Dad Badan Oo Udhintay Coronavirus Oo Aan Cidi Ogayn.
April 9, 2020 - Written by Editor:

MUQDISHO(W,N)-Duqa magaalda muqdisho ayaa sheegay in dad badan oo ku dhaqan magaalada muqdisho ay udhinteen xanuunka coronavirus oo aan xkuumadi ka war qabin

Gudoomiye cumar finish ayaa sheegay in ay xanuunkan udhinteen dad uu garanayo oo qaarkood la aasay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS