DAAWO;-Isuduwaha Cusub Ee Wasaarada Warfaafinta Jsl Gobolka Togdheer Oo Xilkii La Wareegay Iyo Weedhihii Laga Yidhi Madasha! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Isuduwaha Cusub Ee Wasaarada Warfaafinta Jsl Gobolka Togdheer Oo Xilkii La Wareegay Iyo Weedhihii Laga Yidhi Madasha!
April 5, 2020 - Written by Editor:

“Siciid Saleebaan Nuur Weriye Ka Mid Ah Wasaarada Warfaafinta Oo Loo Dallacsiiyay Isuduwaha Wasaarada Ee Gobolka Togdheer!

BURCO(W,N)- Isuduwaha Cusub Ee Wasaarada Warfaafinta jsl ee gobolka togdheer dhawaan umagaacabay wasiirka Weriye Siciid Saleebaan Oo ka Mida Weriyeyaasha mudada dheer kasoo shaqaynayay wasaarada warfaafinta isla markaana uga soo warrami jiray magaalada burco ayaa wasiirka warfaafinta ee somaliland u magacaabay xilkan isagoo hore usii hayay xafiiska Weriye cabdi sitaar cabdilaahi cali.

Siciid Saleebaan nuur ayaa ka mida dhalinyarada firfircoon ee aadka loo ixtiraamo islaarkaana bahda warbaahinta ee gobolkaasi odaynimo iyo kartiba ku amaanaan waxaana la rajaynayaa inuu dadargelin ku sameeyo xafiiska iyo shaqada wasaaradaasi ee gobolka togdheer iyo magaalada burco.

Iskuduwaha cusub ee wasaarada warfaafinta ee gobolka togdheer ayaa xilkii sirasmi ah ugala wareegay iskuduwihii hore Ee gobolka

Waxaana  xilka u kala  wareejiyay badhasaabka gobolka togdheer halkaasi oo laga jeediyay hadalo dar daraana iyo soo dhaway masuulka cusub,

HALKAN DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

 

 

COMMENTS
LINKS