|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Utaxaabtay Maamulka Huteel Diiday In Lagu Kaarantinimeeyo Dadka Dalka Dibadiisa Kasoo Noqday.
March 26, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)Xukuumada somaliland ayaa xabsiga utaxaabtay maamulka huteelka sky eek u yaala agagaarka madaarka cigaal ama xaafada masalaha kadib markii ay diideen in huteelkooda lagu soo xereeyo dadka dalka dibadiisa kayimaada oo xukuumada shaacisay in 14cisho la hubin doono xaaladadooda caafimaad si looga hortago xanuunka coronavirus. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA QAARKAMID SHAQAALAHA HUTEELKA OO KA HADLAY QAABKII XUKUUMADU ULA DHAQANTAY;
Related posts:Hantidhawraha Guud Ee Qaranka Somaliland Oo Maanta u Furay Tababarkii Shanaad ee Kor Loogu Qaadayo A... Wafti u Hogaaminayo Musharaxa Madaxwayne Ee Xusbiga Ucid Oo Socdaal ku Tagaya Magaalada Togwajaale I... Ra’iisal Wasaaraha Israaiil oo la kulmay Askari Yuhuudda Ethoipian-ah kana Tirsan Ciidanka Israa,... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|