|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Heshiiskii Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Muxuuse Ka Yidhi Casuumadii Wasiir Koore Iyo Loolanka Kulmiye?
March 2, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Gudoomiye kuxigeenka labaad ee xisbiga kulmiye axmed cabdi dheere ayaa soo dhweeyay heshiiskii xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka ka gaadheen murankii doorashada Sidoo kale axmed cabdi dheere ayaa ka hadlay loolanka ka dhex aloosan xisbi xaakimka kulmiye iyo casuumad dhawaan loo sameeyay wasiirka warfaafinta Dhanka kale xisbiga kulmiye ayaa sheegay in aanay qayb ku lahayn beesha caalamku heshiiskii ay wada gaadheen xukuumada iyo mucaaridku HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO; Wasiirka Ciyaaraha Somaliland Oo Hada Beeniyay Hadal Shalay Kasoo Yeedhay, Sheegayna In Aanu ... Obama Oo Ka Fikiraya Qorshe Uu Ukraine Hub Ugu Gudbiyo iyo Dedaalada Yurub Oo Diblamaasiyad Ku Salay... DAAWO; Cilmi Baadhis Lagu Iftiimiyay In Aanay Somaliya La Jaan Qaadi Karin Isbadalka Ka Socda Geesk... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|