”Waxaanu Talaabo Ka Qaadi Doonaa Cida Fulinwayda Amarada Gudida Ka Hortaga Coronavirus”Maayarka Caasimada Hargeysa.
March 25, 2020 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa cabdiraxmaan soltelco ayaa shaaciyay in ay talaabo ka qaadi doonaan cidkasta oo fulin wayda amaradii kasoo baxay gudida heer qaran ee ka hortaga xanuunka corona virus,