HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa cabdiraxmaan soltelco ayaa shaaciyay in ay talaabo ka qaadi doonaan cidkasta oo fulin wayda amaradii kasoo baxay gudida heer qaran ee ka hortaga xanuunka corona virus,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/-GUdnvOGK2Y