|
|||||
WAJAALE NEWS
Wafti Ka Socda Beesha Caalamka Oo Markale La Falinayo In Ay Maalinta Bari Ah Soo Gaadhaan Magaalada Hargaysa!
March 6, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wafti ka socda beesha caalamka ayaa lafilayaa in markale somaliland uyimaadaan sii Amba qaadka Heshiishkii Xukuumada iyo Xisbiyada mucaaridka ee ay Dhawaan ka gaadheen Qabsoomida doorashooyinka somaliland ee Golayaasha wakiilada iyo deegaanka Iyo murankii ka taagnaa komishanka doorashooyinka. Waftiga ayaa waxaa horkaca safiirka midowga yurub ufadhiya somaliya oo isagu hore goob joog uga ahaa heshiishka ay kala sexeexdeen madaxwayne biixi iyo gudoomiyayaasha xisbiyada ucid iyo wadani HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Siyaasi Ismaaciil Buubaa Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Talaabo Ka Qaado Shaqsiyaadkii Musuq-maasuqay... WAR-SAXAAFADEED; Majirto wax fara-gelin ah oo ay xukuumaddaydu ku hayso nidaamka garsoorka iyo cadd... DAAWO; "Zaad-ka Iyo Edahab-ka Ayaa Kow Ka ah Sicir Bararka Jira Iyo Qiima-Dhaca Shilinka Somaliland ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|