Siyaasi Xaglatoosiye Oo Sheegay In Aanay Jirin Wax Xil Ah Oo Xisbiga Kulmiye Siinayo Wasiirka Warfaafinta, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Xaglatoosiye Oo Sheegay In Aanay Jirin Wax Xil Ah Oo Xisbiga Kulmiye Siinayo Wasiirka Warfaafinta,
March 14, 2020 - Written by Editor:

BURCO(W,N)- Wasiirkii hore ee wasaarada caafimaadka ee xukuumadii axmed siilaanyo saleebaan xaglatoosiye ayaa waxba kama jiraan wararka sheegaya in gudoomiyenimada xisbiga kulmiye lasiinayo wasiirka warfaafinta saleebaan cali koore balse uu yahay war dadka sheegeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS