|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Aadan Ruush Oo Soo Bandhigay Arimo xasaasiya Oo La Xidhiidha Midowgii Somaliland Iyo Somaliya, Jawaabna Ka Bixiyay Hadalo Kasoo Yeedhay Hadhaagii Siyaad Bare.
March 6, 2020 - Written by Editor:“Majirto Wax Dawlad Ah Oo Ka Jirta Somaliya, farmaajo Iyo Khayrena Waxay Bixiyaan Cashuurta Al shabaab”Siyaasi Aadan Ruush,HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Aadan Maxamuud Diiriye (Aadan Ruush)oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland xilal kala duwan kasoo qabtay xukuumadihii Cabdiraxmaan Tuur, Cigaal Iyo Daahir Riyaale ayaa ka hadlay xogo muhiim oo la xidhiidha midowgii Somaliland iyo somaliya ee 1960kii qaabkii ay iskugu biireen. Sidoo kale Siyaasi Aadan Ruush ayaa sheegay in wakhtigaa dawladnimadii la qaatay ay ahayd xornimadii Somaliland balse somaliya aanay haysan madaxbaanina walina ay caalamka kaga mid tahay magaca Somaliland. Dhanka kale Siyaasi Aadan Ruush ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalo kasoo yeedhay Cabdiraxmaan Guulwade Iyo Maxamed Cabdi Yuusuf oo kamid ahaa kaaliyayaashii Siyaad Bare ee xasuuqa Ugaystay shacabka Somaliland HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO : Shir Cod Loogu Raadinayay Cabdiraxmaan Saylici oo lagu soo gabo gabeeyay Magaalada Bora... Gudomiyaha Barlamanka Somaliland ahna Gudomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah Ee Wadani Oo Si Balaadhan Loo... DAAWO;-Qaabka Kooxaha Huwanta Ahi Usoo Weerareen Ciidanka Qaranka Somaliland Ee Duleedka Laascanood ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|