|
|||||
WAJAALE NEWS
Shirkada Telesom Oo Bogaadisay Mooshinka Golaha Wakiiladu Ku laaleen Kootadii Xeerka Isgaadhsiinta!
March 7, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Shirkada Isgaadhinsiinta Casriga ah ee Telesom soo dhaweysay golaha wakiilada oo waxka badal ku sameeyay xeerka isgaadhsiinta oo hore goluhu kooto ugu xidhy shirkad gaar. Sidoo kale Shirkada telesom ayaa Madaxwaynaha somaliland iyo wasiirka isgaadhsiinta ku bogaadisay doorkii ay ka qaateen laalista xeerkii dabrayay in shirkaduhu si xor ah dalka ukeenaan xadhkaha internetka qaada Viper Opticga. HLKAN KAGA BOGO WAR SAXAFADEEDKA SHIRKADA TELESOM; Related posts:Fanaanad Ugbaad Aragsan Oo Dib Uheshay Xoriyadeedii, Kana Hadashay Waxyaabihii Ay Kusoo Aragtay Xabs... Somaliland Oo Gaadiid Dagaal Oo Tiro Badan Lasoo Degtay, Una Dhaqaajisay Furimaha Hore Ee Gobolka So... Madaxwayne Biixi Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Socdaal Ku Soomaray Deegaamo Katirsan Gobolada Sel... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|