Maxaa Iska Badalay Xuduudka Wajaale Ee Somaliland Iyo Itoobiya Wadaagaan Kadib Markii Labada Dawladood Xadka Xidheen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxaa Iska Badalay Xuduudka Wajaale Ee Somaliland Iyo Itoobiya Wadaagaan Kadib Markii Labada Dawladood Xadka Xidheen.
March 27, 2020 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)- Xukuumada Somaliland ayaa shalay lixdii galabnimo shacisay in ay gabi ahaanba xidhay xadka ay la wadaagto dalka itoobiya iyadoo hore ay dawlada itoobiya uxidhay

Hadaba amarada kasoo baxay Somaliland iyo itoobiya waaa sidii xadka labada dalka wadaagaan ee magaalo ganacsiyeedka tog wajaale oo kamid ah goobaha ugu samxada badan ee ay wadagaan labada dalk

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS