|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jsl Iyo Gudoomiye Cirro Oo kulan Gaar ah Ku Yeeshay Qasriga Madaxtooyada Iyo Xogaha laga Helayo!
March 29, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha Jsl Muuse Biixi iyo Gudomiyaha xisbiga wadani Cabdiraxmaan Cirro ayaa maanta kulan gaar ah kuwada yeeshay Qasriga Madaxtooyada somaliland kaasi oo ahaa mid albaabadu uxidhnaayeen. Xoghayaha abaabulka iyo wacyi galinta xisbiga wadani cabdilaahi geeljire ayaa ka warbixiyay waxa uu daarnaa kulankani iyo arimaha ay ka wada hadleen madaxwayne biixi iyo gudoomiye ciroo Kulankan ayaa waxaan goob joog Aan ka ahayn Gudoomiyaha xisbiga ucid faysal Cali Waraabe. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO ; Sheekh Aadansiiro Iyo Khudbadii Salaada Jimcaha “Masuuliyadii Waxay Noqotay Dukaan Qof Leey... Daawo:Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Xaflad Dharka Lagu Xayaysiinaya... "Nin Reernimo Lagu Doortay, Oo Tolaayeey Lagu Doortay, Dalna Ma Dhiso Abaalna Ma Celiyo"Maayir Mooge... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|