|
|||||
WAJAALE NEWS
Maayarka Magaalada Gabiley Iyo Waftigii Uu Hogaamiyay Oo kulamo La Qaatay Madaxda Gobolka Wales Ee Dalka Uk.
March 13, 2020 - Written by Editor:CARDIFF(W,N)-Maayarka Magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi iyo wafti xildhibaano ah oo uu hogaaminayay maalmihii udanbeeyayna ku sugnaa dalka ingiriiska ayaa gaadhay magaalo madaxda gobolka wales ee cardiff halkaasi oo ay kulamo kula qaateen maayarka magaalada cardiff iyo madaxda jaamacada.
Sidoo kale kulan waftiga maayarka gabiley hogaaminayo la Qaateen Deputy First Minister for Wales), Iyo Maamulka Jaamacada (cardiff university) Ayaa qabsoomay Isla Jaamacada iyo Xarunta Baarlamaanka Cardiff ee Gobolka Wales.
Waxaanay Kawada Hadleen Arimo Muhiim ah oo Ku Saabsan Dhinacayadda Arimaha Bulshada aasaasiga u ah Sidii Wax looga Qaban lahaa Somaliland Degmooyinkeedda isagoo Maayarku uga Waramey Gabiley iyo Deegaan ahaan istiraatijiyadeeda.
Related posts:Madaxweynaha Jsl Somaliland oo xadhigga ka jaray Agab cusub oo loo keenay ciidanka Dad-demiska Qara... Daawo:Sariflayaasha Magaalada Hargaysa Oo aan Dhag Jalaq U Siin Go,aankii Madaxwaynaha Iyo Amaro Kam... Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Oo Golaha Amaanka Kaga Hadlay Iscasilaadii Wasiirada Tirada Badn... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|