|
|||||
WAJAALE NEWS
War deg dega mudaharaad balaadhan oo ka dhacay magaalada gabiley
March 8, 2014 - Written by Editor:GABILEY (WAJAALENEWS);Mudaharaad balaadhan oo saaka ka dhacay magaalada gabiley ayaa waxaa ka dhashay khasaare loo gaystay xarunta maamulka dawlada hoose iyo xarunta wasaarada maaliyada ee gabiley
Mudaraadka oo ay dhigayeen ardayda dugsiyada ayaa waxaa sobobay ka dib markii dawlada hoose macalin wax ka dhiga iskuulada gabiley ka qadeen dhul uu degenaa arinka dhulka sharci darada lagaga qaday macalinka ayaa horseeday kacdoon ay ardaydu sameey Booliska magaalada baliey iyo ardayda gadoodka samaysay ayaa waxaa dhexmaray gacan kahadal iyadoo ay ciidamada amaanku isku dayayeen in ardayda kala kaxeeyaan ARINMAHA MUDAHARAAD WIXII KASOO KORDHA KALA SOCO WAJAALENEWS
GABILEY OFFICE EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM Related posts:Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Mudaharaad Xoogan Oo Maanta Ka Dhacay Degmada Sheekh Iyo Kana G... Soomaaliya Oo Cadeysay Mowqifkeeda Ku Aadan Xiisada Udhaxaysa Itoobiya Iyo Masar Ee Wabiga Niil. Wasiir Afkiisa Ka Sheegay Tirada Kufsiga Hargeysa Ka Dhacay Sagaalkii BIlood Ee Sanadkan Ugu Dambeey... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|