|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Hakiyay Dhagaysiga Dacwadaha Madaniga Ee Maxkamadaha Dalka Mudo Afar Todobaad Ah.
March 19, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Gudoomiyaha maxkamada sare ee jamhuuriyada somaliland ahna gudoomiyaha gudida cadaalada ayaa soo saaray wareegto uu ku hakinayo dhagaysiga dacwadaha madaniga ee maxkamadaha dalka ka socday mudo afar todobaad ah ka hortaga Caabuqa Coronavirus Wareegtada kasoo baxtay xafiiska gudoomiyaha maxkamada sare ee jsl ayaa lagu sheegay in ay u dhaqan galayso joojinta dacwaduhuna ay ka bilaabayso maalinta sabti ah. HALKAN KA AKHRI WAREEGTADA KASOO BAXDAY GUDOOMIYAHA MAXKAMADA SARE EE JSL;
Related posts:DAAWO;-Wasiirka Xanaanada Xoolaha Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Xarunta Kaydinta Calafka Xoolaha Ee Mashru... Maamulka Dawlada Hoose Iyo Shacabka Hargaysa Oo Fuliyay Wajigii Labaad Ee Ololaha Nadiifinta Dooxa H... Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Kormeeray Goobaha Ay Ka Socoto Kaadh Qaadashadu Ee Gobolka Awdal COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|