HARGAYSA(W,N)-Mudanayaasha golaha guurtida ayaa fadhigoodii maanta dur duro ku ansixiyay xeerka isgaadhsiinta oo golaha wakiiladu kusoo sameeyeen waxka badal iyo kaabis
Sidoo kale xeerkan golaha guurtida ansixiyeen ayaa lagu laayay qodobo kamid ahaa oo sheegay in kooto loo xidhay shirkad dalka maalgalin balaadhan samaysay
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;