|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawlada Kenya Oo Amartay In La Xidho Goobaha Lagu Cibaadayso Iyo Meelaha Kale Ee Bulshadu Ku Kulanto + Saamayta Ka Dhalatay!
March 23, 2020 - Written by Editor:NAIROBI(W,N)-Dawlada Kenya ayaa maalintii shalay ahayd amartay in la xidho masaajidada , kiniisadaha iyo goobaha kale ee ay bulshadu iskugu yimaadaan ee magaalada Niarobi taasi oo gabi ahaanba ka dhigtay masaajidada xaafada isli in ay madhnaayeen maanta. Amarka kasoo baxay wasiirka caafimaadka Dalka Kenya ayaa waxaa ka dareen celiyay qaarkamid imaamada masaajid kuyaal xaafada islii iyo shacabka ku dhaqan magaalada nairoobi. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/_ej8WZD2YSw
Related posts:Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Hanjabaad Culus U Diray Dadka Hurinaya Colaada Ceel-afwayn Far... DAAWO;Garyaqaan Mubaarik Oo Ka Hadlay Gafef Sharci Oo dhacay Kal-fadhigii Golaha Wakiilada Ee Shalay... Shirkaddaha Bixiya Addeega Korontada Oo Aan Wali Dhimin Lacagta Ay Kaga Iibiyaan Laydhka Bulshada Re... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|