DAAWO;-Xukuumada Somaliland Oo Ganacsatada Uga Digtay In Ay Kor Uqaadaan Qiimaha Miciishada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xukuumada Somaliland Oo Ganacsatada Uga Digtay In Ay Kor Uqaadaan Qiimaha Miciishada.
March 19, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W.N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha somaliland ayaa fariin culus udiray ganacsatada reer somaliland isagoo uga digay in ay kor uqaadaan qiimada miciishada wakhti  dalka ay soo waajahday cabsida xanuunka coronavirus

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS