|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Dilkii Gudoomiyihii Maxkamada Gobolka Sool Oo Shalay Lagu Dilay Magaalada Laascanood,
March 3, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Xisbiga mucaaridka Ee wadani ayaa ka hadlay falkii shalay lagu dilay gudoomiyihii maxkamada gobolka sool marxuum Xasan Sheekh Maxamuud, Xisbiga wadni ayaa ugu horay tacsi udiray bahda garsoorka Somaliland iyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuumku. Sidoo kale xisbiga wadani ayaa wasaarada arimaha gudaha ugu baaqay in ay war deg deg ah kasoo saarto dilkaasi. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Dr’s Edna Aadan Oo Si Qiiro Leh Uga Sheekaysay Dhibaatadii Loo Soo Maray Nabada Somaliland Haysato Daawo Dhacdo Layaable ;Nin Qaba Xanuunka Halista ah Ee Ebola oo Suuq Wax Laga Iibsanayo looga yaaca... DAAWO; Safiirka Dalka Sweden U Fadhiya Somaliland Oo Si Qoto Dheer Ula Dardaarmay Shacabka Gobolka G... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|