|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Odayaal Iyo Xildhibaan Wasiirka Isgaadhsiinta Ku Eedeeyay In Uu Sifo Sharci Daro ah Xabsiga Gabiley Ugu Xidhay Dad Shacab Ah Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada.
March 23, 2020 - Written by Editor:GABILEY(W,N)Odayaasha iyo waxgaradka iyo xildhibaan katirsan golaha deegaanka degmada gabiley oo eedo culus ujeediyay wasiirka isagaadhsiinta iyo technolajiyada jsl iyo xildhibaan cabdilaahi black oo ay ku eedeeyay in ay sifo sharci daro ah uxidh xidheen ganacsato iyo odoyaal ay isku jufo hoose yihiin Odoyaashan iyo waxgaradkan oo Ay isku jufo hoose yihiin wasiirka isgaadhsiinta ee ay ka cabanayaan ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in uu kasoo gaadho wasiirka oo shaqadiisii kaga mashquulay xadhiga iyo cago juglaynta uu ku hayo odayaasha beesha HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo:Telefishanka Caanka ah ee Luuqadaha Badan ku Baxa ee Euronews ayaa Warbixin Dareen leh ka Diya... DAAWO;-Waxka Ogow Taariikhda Gudoomiyaha Cusub Ee Loo Doortay Golaha Wakiilada Jsl Cabdirasaaq Khali... Daawo:Mudaharaad Balaadhan Lagaga Soo Horjeedo Cali Khaliif Galayr Oo Ka Dhacay Magaalada Buuhoodle COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|