HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha Somaliland ayaa ka hadlay dilka taliyihii ciidanka sirdoonka ee gobolka sool oo xalay lagu dilay magaalada laascanood
Madaxwayne biixi ayaa si kulul ucanbaareeyay dilka iyo kii ka horeeyey ee lagu dilay isla laascanood gudomiyihii maxkamada ee gobolka sool
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;