|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxweynaha Jsl iyo Gudoomiyayaasha Xisbiyada Mucaaridka Oo Si Wada Jira Uga Hadlay Qodobo Xasaasiya.
March 28, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna Gudoomiyaha Xisbi Xaakimka Kulmiye, Mudane Muuse Biixi Cabdi, Labada Gudoomiye Xisbi Qaran ee Waddani iyo Ucid, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Eng Faysal Cali Xuseen (Faysal Cali Waraabe) Oo si wada jira Saxaafadda Ula Hadlay ayaa ka hadlay Saddex Qodob oo Muhiima. Fariinta Bulshada Somaliland ee COID 19 Deynta Baanka Adduunku ka Daayey dalka aynu jaarka nahay ee Soomaaliya iyo Diidmadii golaha wakiilada Somaliland maanta ku diideen labadii xubnood ee Komishanka Qaranka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Madaxwaynaha jsl Oo Tacsi Udiray Marxuum Maxamuud Axmed Xirsi (Dhool-dahable) Oo Caawa Ku Geeriy... Aqoonyahan Cabdiqaadir Muuse Cige Oo Shaaciyey Inuu U Sharaxan Yahay Xildhibaanada Golaha Wakiilada... Raysal-Wasaaraha Somaliya Oo La Sheegay In Karantiin La Galiyay Kadib Markii Laba Dhakhtar Oo La Tal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|