Daawo: Maareeye Ku Xigeenkii Hore Dekadaha iyo Maareeyaha Cusub oo Xilka Loo Kala Wareejiyay
March 12, 2020 - Written by Editor:
Berbera (WJN)- Waxaa maanta si rasmi ah xilalkii loogu kala wareejiyay Maareeye ku xigeenka cusub ee dhawaan Madaxweynaha Somaliland u soo magacaabay dekedaha iyo Mareeye ku xigeenkii hore.
Waxaana labadaasi maareeye ku xigeen xilalka u kala wareejiyay Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Somaliland.