Hargeysa (WJN)— Dadweynaha degan xaafada State House-ka ee magaalada Hargeysa ayaa cabasho xoogan ka muujiyay shaqsiyaad sheegay inay yihiin gudida xaafada.
Guddoomiyaha xaafada State House-ka Sulub Ibraahim Maxamed ayaa maamulka gobolka Maroodi Jeex ugu baaqay inay arintan ay soo fara geliso.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka