|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Gudida Nabadaynta Golaha Guurtida Somaliland oo War Ka Soo Saaray Colaada Buuralayda Shidan Ee Gobolka Sanaag
March 13, 2020 - Written by Editor:Ceerigaabo (WJN) Guddiga nabadaynta ee ka socda golaha Guurtidda Somaliland shaqaaqadii beelaha u dhaxaysay ee degaanka Shidan ee gobolka Sanaag ayaa ka warbixiyay waxyaabaha uga qabsooomay hawshaasi. Xubnaha guddiga ah ee ka socda golaha Guurtidda Somaliland oo toban xildhibaan ayaa weli ku sugan magaaladda Ceerigaabo, iyadoo ay sugayaan inta la gaadhayo shirka loo balansan yahay. Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka Related posts:Siyaasiyiin & Xildhibaano Ka Hadlay Xaqiiqada Fadhigii Golaha Wakiilada Ee Maanta Baaqday Iyo Marin ... “Marna Odhan Maayo Berbera Way Sed-Bursatay Balse Waxaan Leeyahay Degmooyinka kale Wixii…”Xil. Qaasi... Wasaaradaha Maaliyadda Ee Somaliland Iyo Soomaaliya Oo Baanka Adduunka La Saxeexday Heshiis Kor Loog... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|