|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Golaha Guurtida Oo Dib Ugu Celiyay Wakiilada Mooshin Ay Ku Doonayeen Buuxinta Laba Kursi Oo Golaha Ka Banaan.
March 15, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada golaha guurtida somaliland ayaa maanta dood adag ka yeeshay mooshin golaha wakiilada dhawaan meel mariyeen oo ay ku doonayeen buuxinta laba kursi oo ka banaan xildhibaanada golaha wakiilada Xidhibaanada golaha guurtida ayaa dood iyo falanqayn ay ku sameeyen mooshinka golaha wakiilada usoo gudbiyeen sheegay in xeerkani ay ka muuqato galdaloolooyin badani kana hor imanayo xeer 20 Sidoo kale golaha guurtida ayaa go,aamiyay in xeerkan dib loogu celiyo golaha wakiilada HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Waxaa La Gaadhay Wakhtigii Madaxwayne Muuse Biixi Kursiga Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ku Wareejin La... Maayarka Caasimadda Oo Soo Kormeeray Wadooyinka ka Socda Caasimadda iyo Baaq Uu Dadweynaha u Dirayo Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Su,aalaha Lagu Waydiiyay Xarunta C,I,D Iyo Far... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|