Daawo: Ardaydii Barnaamijka Shaqo Qaran Ee Hargeysa oo U Anbobaxay Xerada Tabobarka Dararwayne | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Ardaydii Barnaamijka Shaqo Qaran Ee Hargeysa oo U Anbobaxay Xerada Tabobarka Dararwayne
March 11, 2020 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)- Ardaydii barnaamijka Shaqo Qaran ee Dufcadii 2Aad ayaa waxaa ay maanta u ambabaxeen xerada tobabarka ee Dararweyne.

Ardaydan ka qayb qaadanaysa barnaamijka Shaqo Qaranka ayaa mudo Sadex Bilood ah waxaa ay tobobar ku soo qaadan doonaan xarunta tobobarada Ciidamada ee magaalada Darar-weyne.

Badhasaabka gobolka Maroodi-jeex Jaamac Xaaji Axmed oo Ardaydaasi kula hadley garoonka kubada Cagta ee Hargeysa ayaa u jeediyay kalmado isugu jira dhiiri gelin iyo dardaaran.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://youtu.be/fpOAb47oVBU

COMMENTS
LINKS