|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Ardaydii Barnaamijka Shaqo Qaran Ee Hargeysa oo U Anbobaxay Xerada Tabobarka Dararwayne
March 11, 2020 - Written by Editor:Hargeysa (WJN)- Ardaydii barnaamijka Shaqo Qaran ee Dufcadii 2Aad ayaa waxaa ay maanta u ambabaxeen xerada tobabarka ee Dararweyne. Ardaydan ka qayb qaadanaysa barnaamijka Shaqo Qaranka ayaa mudo Sadex Bilood ah waxaa ay tobobar ku soo qaadan doonaan xarunta tobobarada Ciidamada ee magaalada Darar-weyne. Badhasaabka gobolka Maroodi-jeex Jaamac Xaaji Axmed oo Ardaydaasi kula hadley garoonka kubada Cagta ee Hargeysa ayaa u jeediyay kalmado isugu jira dhiiri gelin iyo dardaaran.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka https://youtu.be/fpOAb47oVBU Related posts:Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Hadlay Munaasibadii Lagu Soo Bandhigay Suugaanta Nabadaynte Ceel A... Labadii Maamul Ee Taageersanaa FARMAAJO Oo Si Rasmi Ah Uga Soo Horjeestey Muddo Korodhsiga Labada Sa... DAAWO;-Maayarka Magaalada Gabiley Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Ciyaartoyga Maqalka Naafada Ka A... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|