|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Shaaciyay Wakhtiga Madaxwayne Biixi Golaha Wakiilada Horkeenayo Waxka Badalka Xeerka Furista Ururada!
February 26, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo Katirsan Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa shaaciyay wakhtiga madaxwayne biixi golaha wakiilada usoo gudbinayo waxka badalka lagu samaynayo xeerka furista ururada siyaasada . Sidoo kale xildhibaan buubaa ayaa sheegay in beesha caalamka iyo daneeyayaasha doorashada Somaliland aanay waxba ka badali Karin qorshaha madaxwayne biixi wato oo khilaaf hor ka dhex abuuray xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka Somaliland HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; "Saldhiga Berbera, Umadda Oo Ku Qanacda Mooyaane, Hadii Lacag Kasta Lagu Bixiyo Wax Suurto Ga... Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Oo Tacsi Udiray Garaad Maxamed Garaad Saleebaan Oo Ku Geeriyooday M... Bandhiga Diyaaradaha Ee Dubai Air Show Oo Lagu Kala Iibsaday Diyaarado Qiimahoodu Ku Kacayo 114 Bily... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|