|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Xarunta Caafimaadka Ee Hayat Diagnostic Centre oo Xalay Dab Ka Kacay
February 23, 2020 - Written by Editor:Hargeysa (WJN) – Abaaro 2:45 ee habeenimadii xalay ayaa dab xooggan ka kacay goobta sawirrada Caafimaadka ee Hayat Diagnostic Centre, dabkan oo ahaa dab laxaad leh ayaa ka bilaabmay dhismaha oo ka koobnaa laba qaybood, dhisme hore iyo dhismayaasha dambe ee casriga ah. Dhismaha qaybta hore ayaa dabku ka bilaabmay kuna xooganaa iyadoo halkaasna ka dhashay khasaare hantiyeed, halka dhismaha cusub ee fooqa ah ay ciidanka Dab-demisku dabkaa ka xakameeyeen kana hor istaageen inuu ku fido dabku, iyo meherado oo u badnaa bakhaaro oo ku dhinac yaalay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
Related posts:UJEEDADA Kulan Magaalada Hargaysa ku Dhexmaray Madaxda Xisbiyada Somaliland Iyo Safiirro Turki Ah. DAAWO ;Madaxwaynaha Somaliland Oo Kulan Layeeshay Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya,Iyo Qadobada Ay ... Madaxweynaha Jamhuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabila... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|