Sheekh Xasan Deheeye Oo Ka Hadlay Dablay Xalay Weerartay Saldhiga Magaalada Boorama, Kana Jawaabay Hadalkii Wasiir Kuxigeenka Arimaha Gudaha, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sheekh Xasan Deheeye Oo Ka Hadlay Dablay Xalay Weerartay Saldhiga Magaalada Boorama, Kana Jawaabay Hadalkii Wasiir Kuxigeenka Arimaha Gudaha,
February 7, 2020 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)- Sheekh xasan deheeye oo kamid culimada magaalada boorama ayaa ka hadlay koox dablay ah oo habeenkii xalay weerar kusoo qaaday saldhiga magaalada boorama oo uu ku eedeyay in ay xukuumada ka danbayso

Dhanka kale sheikh xasan deheeye ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalkii wasiir kuxigeenka arimaha guduhu shalay ka sheegay magaalada boorama ee la xidhiidhay arinta diin cayga badhasaabka iyo eeda culimada magaalada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS