|
|||||
WAJAALE NEWS
Sheekh Siciid Saaweer Oo ka Dayriyay Xaalada Xabsiga Magaalada Boorama, Sheegayna In Uu Yahay Mid Dadka Ku Xidhan Lagu Ciqaabo!
February 7, 2020 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)- Sheekh siciid saaweer oo kamid ah culimada magaalada boorama kana mid ah qaadiyada maxkamada degmada boorama ayaa khudbadii salaada jimce maanta kaga hadlay xaalada xabsiga magaalada boorama oo uu ka dayriyay sheegayna in uu yahay mid ay dadka ku xidhani ku Ciqaaban yihiin. Dhanka kale Sheekh siciid ayaa eedo culus ujeediyay dawlada hoose ee magaalada boorama oo uu ku tilmaamay kuwo gabay shaqadii bulshadu ka sugaysay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN; https://youtu.be/kkk4S2cYhpg Related posts:Riwaayad Micno Badan Xanbaarsan Oo Habeenkii Xalay Lagu Soo Bandhigay Xuskii 18may Ee Madaxtooyada j... DAAWO; Siyaasi Xamarji Oo Bedka Soo Dhigay Shaqsiyada Dhabta ah Ee Muuse Biixi iyo Saylici “Labadda ... DAAWO; “Maanta Degmada Allaybaday Yaad u Codaynaysaan La Odhan Maayo” Siyaasi Cabdicasiis Samaale COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|